Posts

Cuntooyinka Timaha Ka Ilaaliyo Cirrada

Image
  In qofka marka uu weynaado ay timihiisu cadaadaan waa arrin dabicii ah, balse in qof dhalinyaro ahi uu cirro yeesho waxay ku abuurtaa walaac. Waxyaabo badan ayaa ka qeyb qaato cirrada soo degdegta. Waxaa jira cillado keeni kara cirrada waxaana ka mid ah xanuunka tayroodhka,  dhiig yarida  iyo fitamiin B12 oo qofka ku yaraada. Haddaba sidee loo joojin karaa cirrada? Ma se jirtaa habab looga hortegi karo? Hagaag, waxaa jira cunnooyin caawiya ka hortagga cirrada. Halkii ay aad ka welweli lahayd, joogtee cunnooyinkaan soo socda. Welwelka iyo stress-ku waxay soo dedejiyaan cirrada. Nafaqo darradu waxay ka mid tahay waxyaabaha sababaha cirrada, nafaqooyin kugu filan oo jirkaagu uu helaa waxay lagama maarmaan u tahay ilaalinta midabka tinta iyo caafimaadkeeda kale. Sidaas awgeed waa muhiim inaad doorato cunnooyinka caafimaadka u wanaagsan ee cirrada ka hortaga, koritaaanka timahana caawiya. Waxaa jira cunnooyinka sare u qaado unugyada jirka u sameeyo midabka ee loo yaqaano “Me...

Someone killed guy on the gan

 

Beautiful dua in the world

 

FIFA chief wants refs to stop football games when racism occurs

Image
  The FIFA chief labelled the racists “criminals” and said football authorities had to “shoulder responsibility”. Vinicius, who is Black, has been the target of sustained racist abuse by fans in Spanish stadiums throughout the season, with little done by referees or football bodies to protect him. Last month, Real Madrid filed a complaint with the Spanish State Attorney General’s Office claiming the racist abuse of Vinicius constituted a hate crime after the player was targeted during the La Liga defeat at Valencia. “It’s very important not just to talk about racism and discrimination, but to take action in a decisive and convincing manner – zero tolerance,” Infantino said after meeting Vinicius and the rest of the Brazil squad in Barcelona. “There is no football if there is racism – so let’s stop the games. The referees have this opportunity in FIFA competitions as we have this process for stopping the game, and actions have to be taken at every level, at national level as well,” ...

CeraVe lotion original

Image
 

Madaxweynaha uganda oo ka hadlay

  Madaxweynaha Uganda Yoweri Museveni ayaa Sabtidii sheegay in ugu yaraan 54 meydadka saraakiil ka tirsanaa ciidamada Uganda laga soo saaray xerada milatari ee toddobaad kahor ay weerarka ku soo qaadeen al-Shabaab. Madaxweynaha ayaa xildhibaannada xisbiga talada haya ka hor sheegay in ciidamada Uganda ay dib ula wareegen deegaanka Buulo Mareer. Museveni ayaa sheegay in taliyaha saldhiggaas, Gaashaanle Dhexe Korneel Edward Nyororo, uu ka mid ahaa saraakiishii ku dhintay weerarka. Toddobaadkii la soo dhaafayna, madaxweynaha ayaa sheegay in saraakiishiisa aysan waajibaadkooda u gudan sidii laga filayay isla markaana qalqal ku yimid uu al-Shabaab u suurtogeliyay inay la wareegaan xerada ayna burburiyaan qaar ka mid ah qalabka ciidamada Uganda.